UK OO MAGAN GALYADII UGU HORAYSAY RUIWANDA GAADHSIINAYSA





Ra'iisal wasaaraha Britain Boris Johson,ayaa sheegay in 50 qof oo magangalyo doon ah lagu wargaliyay inay noqon doonan kuwii ugu horeeyay ee loo diro Rwanda ,taasoo qayb ka ah siyaasada dib udajinta eed dawlada uk uu muranku badan hareeyay.


Johson ayaa sheegay inuu qorshahan sii wadi doono ,inkastoo uu filayo in talaabo sharciga waafaqsan uu arinkan ka dhasho sida uu dhigayo heshiiska lagu dhawaaqay bishii hore oo ay wada galeen Ruwanda iyo Uk ,dadka loo malaynayo inay si sharci daro ah kusoo galeen uk ayaa dacwadooda magangalyo doonimada lagu eegi doonaa.