ma ogtahay?


ma ogtahy in nibiriga buluugaa uu yahay kan ugu wayn noolaha hada aduunka ku nool oo idil,qiyaasta culayskiisana lagu sheego 200 oo tan iyo wadartood,mase ogtahay akhristaw in nibiriga carabkiisa oo kaliya uu ka culays badanyay maroodiga,mase sii ogatahy in wadnaha nibiriga uu qaraacmo 9 oo kaliya daqiiqadiiba,.







ma ogtahy akhristaw in farasku uu yahy xayawaan awood uleh inuu istaagnaadi 1 bil oo aanu is dhaqaajin.












ma ma ogatahy in noolaha loo yaqaano yaanbo ee ku nool bada hoosteeda uu inuu ALLE wayne awood usiiyay inuu isaga difaaco gacmihiisa wax waliba oo soo weerara,mase ogtahay yaanbuhu leeyahy laba lugood iyo lix gacmood hadii uu mid kood lumiyo ama ay ka godo usbuucyo gudahood ayay dib ugu soo dhalataa,mase ogtahay in noolahani uu leeyahy sadex wadne, mase ogtahay in noolahan dhiigiisu uu baluug yahy .