ma ogtahay?


ma ogtahay heerkulka danabku inuu gaadho 30,000 oo digrii,
ma ogtahy in haweenku 100 iyo labaatan sacadood oo ka mida sanadkii ay ku qaataan isku fiirinta miraayda oo u dhiganta 5 maalin oo ka mida sanadkaas. 

ma ogtahy in biyaha marka la fadhiisiyo ee barafka laga dhigo ay yeeshaan mug ka wayn markii ay dareeraha ahaayeen mugaasna lagu qiyaaso 8-9 markii ay ahaayeen dareeraha inay ka waynaadeen.







ma ogtahay in lafaha jidhka aadanaha ee ka kooban 2006 lafood ay boqol iyo lix ka mid ahi ku jiraan lugaha iyo gacmaha .

ma ogtahay qofku riyada uu ku riyoodo cclcelis ahaan100 kiiba sagaashan inuu ilaawo,balse marka uu tooso boqolkiiba tobankii hadhana ilaawo ama uu wax yar ka xasuusto.

ma ogtahy in qofku maalinkii soo saaro dhareer lagu qiyaaso 946 mili meter,

ma ogtahay warwarka isku buuqa iyo dareenada xun-xun in ay khalkhal galiyaan habdhiska dheefshiidka aadanaha oo aanu shaqadiisii si wacan uga soo bixin.