ma ogtahy?


ma ogtahay in ruushku uu yahay dalkii ugu horeeyay ee dayax gacmeed samada udira,mase ogtahay in ruushku ka waynyahy buluuto oo ah meeraha cufan,mase ogtahy in caasimada dalka ruushka ay kunoolyihiin 78 bilioner ,mase ogtahay in ruushku uu maraykanka ka iibiyay magaalada qaniga ku ah shidaalka iyo gaaska dabiiciga ah ee lagu magaalada alaska sanadkii 1867dii ruushka ayaa maraykanka kaga iibsaday xiligaasi lacag dhan 7.2 milion oo dollar .








maseogtahay in dalka ruushku uu xuduud la leeyahy 14 dal.mase ogtahay in dalka ruushka ay kunoolyihiin qoomiyado kala duwan kuwaaasi oo ku hadla boqolaal luqadood inta badan dadka ruushku waxay ku abtirsadaan islaafiya kuwaasi oo dalka ruushka dagay boqolaal sanadood ka hor ,mase ogtahay in tartaarku ay ka mid ahaayeen dadkii dagay dalkaasi ruushka,mase ogtahay akhristaw in dalka ruushka uu ku yaala labada qaaradood ee yurub iyo asia ba.