ma ogtahay?

ma ogtahay in boqorda dalka uk Quen Elizabeth ay tahay boqordiiugu xiliga dheerayd boqornimada dalkaasi uk iyadoo haysay mudo 68 sano ah waxayna noqotay boqorada ugu caansan dalkaasi engriiska,
ma ogtahay in boqorada ingiriiska aysan waligeed iskuul aaadin ayna wax ku baratay qasrigii ay landhan kaga noolayd iyadoo baratay dastuurkii iyo sharcigii ay ku hagi lahayd mustaqbalka uk.








mase ogtahay in boqorada hadda xilka haysa ay ka qayb qaadatay dagaalkii labad ee aduunka iyadoo xiligaas ayad makaarnik sidaasoo kale waxay ka shaqayn jirtayhawlaha gurmadka dagdaga ah waana qofkii ugu horeeyay ee haweenay ah ee kasoo jeeda qoyska reer boqor oo ka qayb qaata hawlaha milatery dal waynaha uk.

mase ogtahy boorsada ay sidato quen elizabeth ay uadeegsato baaq ay ugu yeedho ilaaladeeda,mase ogtahay borada ingiriiska inaanay lahyn wax baasaboora ama laysanka gaadhiga lagu kaxeeyo,waana qofka kaliya ee loo ogolyay inuu gaadhiga kaxeeyo laysan la'aan.


mase ogtahay habeen walba inta aysan seexan inay cabto koob khamri ah,mase ogtahay akhristaw in boqorada ay sanad walba udabaal dagto dhalashadeeda sanadkiiba laba jeer oona loo tuuro 41 madfac,mase ogtahay in intii ay xilka ucaleemo saarnaynd ay dalka uk isu badaleen 14 ra;iisal wasaare waxaana sidaasoo kale maraykanka madaxwayne ka noqday 13 madaxwayne oo uu ku jiyo kan talada dalka haya .