waamaxay gantaalka neptune


waa gantaal ridadiisu dhaxayso oo ay samaysay ukrain,in lagu weeraro maraakiibtadagaalka sida moskva oo kale.


    





waxa ;lagu hindisay gantaalka kh-25 ee la sameeyay xiligii uu jiray midawgii sooofiyeet ,isla markaana laga ganijiray diyaaradahaiyo maraakiibta dagaalka.

Nepturne ayaa laga ganaa gawaadhi loo sameeyay waxaana lagu bartilmaamedsan karaa dhulka iyo badda.waxaanu duqayn karaa masaafo dhan 200 oo mayl, waxaana uu si buuxda uburburin karaa maraajkiibta dagaalka noocyadooda waawayn .

waxaana uu ku duulaa joog hoose si aanay uadareemin raadaarada maraakiibta dagaalka, isla markaana aan loo soo ridin . qaraxa ku xidhan hal gantaal oo neptune ah ayaa lagu qiyaasay inuu culays ahaan dhan yahay 150 kilo gram (ama sadex kiish oo bur ah).

ukraine ayaa tijabadii ugu danbaysay marisay dabayaaqadii february markii uu bilawday duullaanka ruushka iyo ukraine hase yeeshee waxa ya saraakiisha walaac ka muujiyeen waxtarkiisa ,sida uu shaaciyay wargayska the wall street journal.