"colaadaha ukrain :maxaad ka ogtay gantaalka dajiyay markabkii dagaalka ee ruushka 


mas'uul ka tirsan gaashaandhiga maraykanka ayaa jimcihii laga soo xigtayin markabkii ruushka ee moskva uu ku dhacay gantaalnooca loo yaqaan neptuna.


markabka oo calan u ahaa maraakiibta dagaalka ee ruushka ka jooga bada madaw ayaa degay ka dib markii ay sida ay sheegtay moscow uu dgaal qabsaday .


inkastoo uu marayknku sheegay in khasaare nafeed ka dhalatay dhacdadaas,ruushka ayaa dhankiisa ku doodaya inuu daad gureeyay dhamaan 500 oo qof oo saarnaa markabka .

moskva ayaa noqday markabkii ugu waynaa ee la dajiyo tan iyo dagaalkii labaad ee aduunka .


waa markii ugu horaysay ee lashaaciyo in gantaal neptuna lagu isticmaaly dagaal,waxaana faahfahin dheerada laga helay nooca uu yahay bartilmaamedkiisu.