ma kula tahay in geed lagu beeri karo ciid laga keenay dayaxa dushiisa?.






saaynisyahanada maraykanka ayaa sheegay in guul laga gaadhay isku day ahaa in geed lagu beero ciid laga keenay Dayaxa.


ciidan laga soo qaaday Dayaxa ayaa aqbashay beeristiisa iniin geed oo lagu tijaabiyay ,taas oo ay saynisyahandu ku sheegeenin ay tahay talaabo wanaagsan oo muujinaysa suuragalnimada in Dayaxa dushiisa wax lagu beeri karo,si ugu yaraan cunto mustaqbalka uga helaan dadka booqashada iyo sahanka ku tagaya Dayaxa.