ma ogtahay

ma ogtahay in xayawaanka loo yaqaano dib qalooca uu dhiman karo hadii uu dabka kulaykiisa dareemo,taasoo ay sabab utahy in jidhka dib qaloocu aanu xakamayn karayn heer kulka jidhkiisa oo uu kunool yahay heer kulka dhibada, mase ogtahy in dib qaloocu uu isagu is dilo haduu uu xanuun aada dareemo



ma ogtahay in yaxaasku yahy xayawaanka kaliya ee dhaqaajiya daankiisa sare marka uu wax cunayo ee aanu dhaqaajin daankiisa hoose sida xayawaanada iyo bila aadamkaba,mase ogtahay in yaxaasku uu yahy noole aan dib uguran karin ama aan gadaal usocon karin ,mase ogtahay in yaxaasku uu noolan karo mudo 100 sano udhaafsan waana noole aad ugu tarma dunida ,