xataa macalimiinta 2025 waxa laga  dhigi doonaa robot ayaa aduunka la wareegaya.





maxaad ka ogtay xaqiiqada rebotyadu inay dunida la wareegi doonan boqolkiiba konton shaqooyinka maanta laga shaqeeyo looga guuri doono dunida rotyada.

markii koowaad ee robotyadu xaadiraan goobaha wabarashada waxa loo keenay in ay laqabsadan ardaydu ayna sida ay ushaqeeyaan ayna fahman in aanay sixir ahayn ee ay yihii algooniisam xisaabeed oo si is leh laysugu fadhiisiyay.

hadaba su,aasha is waydiinta mudani waxay tahay robot kaasi aadmaha meesha maka saari karayaa macalimiinta oo bedel kaafiya ma unoqon karayaa.

khuburada technologiyadu waxay ku doodayaan inay robotyadu qaban karaan shaqo kasta oo aadanuhu qaban karaan.

lakiin dadka caadigaa waxay leeyihiin badal xaga wax dhigistaa wuu noqon karaa robotku lakiin ardaygu uma baahna oo kaliya in cashar loo dhigo ,lakiin waxa uu ubaahanyay qof fahma xaaladahana indhihiisa ka akhrista oo dhiiri galiya tusiyana inuu wax qaban karo arimahaana waxa kaliya ee laga heli karaa waa qof aadme ah oo kaliya.

bal sawiro jiilka uu saaro robot ee wax usoo dhigay.